Sargaal caan ah oo kamid noqday dadkii lagu dilay weerarkii Hotelka SYL

Weerar xalay dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magalaada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac soo gaaray saraakiil , ciidan iyo waliba dad shacab ah. Dadka weerarka lagu dilay waxaa kamid ahaa Maxamuud Ismaaciil Warsame (Muuf) oo katirsanaa saraakiisha Koofiya Casta gaar ahaan ilaalada Ra’isul Wasaaaraha Soomaaliya Xasan … Continue reading Sargaal caan ah oo kamid noqday dadkii lagu dilay weerarkii Hotelka SYL